Golaha Wasiirrada oo ansixiyey heshiis ay kala saxiixdeen Turkiga iyo Somalia (Sawirro)

-Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ammaanay guulaha xooggan ee ciidamada xoogga dalku kasoo hooyeen furimaha dagaalka iyo howl-gallada kale ee lagu baacsanayo al-shabaab. Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisaka XFS oo ka war bixiyay kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa sheegay in goluhu … Continue reading Golaha Wasiirrada oo ansixiyey heshiis ay kala saxiixdeen Turkiga iyo Somalia (Sawirro)